Powered by Blogger.

Comments

recentcomments

sponsor

Video

[labeltest][video]

Recent Posts

Recent in Sports

Scranton personal injury lawyer

  Looking for a trusted personal injury lawyer in Scranton? At Diamont Law, we specialize in helping injured individuals get the compensatio...

Blog Archive

Search This Blog

Blog Archive

Subscribe

[blogger]

Post Top Ad

Author Details

Travel

[labeltest][column1]

About me

Add Me ON

Pinterest

recent posts

Like us on Facebook

Flickr Images

Contact us

Name

Email *

Message *

Beauty

Food

[labeltest][column2]

Facebook

[recent][slider1]

Post Top Ad

[labeltest][column2]

Top Featured

[recent][featured5]

Featured

Breaking News

[recent][newsticker]

Recent Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Tanzania

War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta u safri doono magaalada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Tanzania


War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta u safri doono magaalada Caruusha ee dalka Tanzania si uu u raadiyo xubinnimada Soomaaliya ee ururka Bariga Afrika ee EAC.


War saxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay u gudbisay codsiga ku aadan ka mid noqoshada ururka EAC sanadka 2016-ka, lana filayo in laga shaqeeyo oo loo ogolaado in ay ku biirto wadamada kale.


"Dhaqaalaha la isku daray ee EAC sannadkii waxa lagu qiyaasaa in ka badan 300 bilyan oo doolarka Maraykanka ah, iyadoo wadarta guud ee dadka ku nool dalalkan lagu qiyaasay 312 milyan oo qof oo haysta hal baasaboor oo ay ku midaysan yihiin," ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka madaxtooyada.  bayaanka.


Ururkan ayaa dib loo aas aasay sanadkii 2000, isaga oo isu keenay toddobo (7) wadan oo wadaaga suuq ganacsi oo weyn oo muhiim u ah dhaqaalaha gobolka.

COMMENTS

featuredpost/labeltest,labeltest,labeltest
300x250
Name

7 Habits of Highly Effective People,1,attorney,2,Digital marketing,34,Health,7,HOSTING,1,INSURANCE,4,Lawyer,20,Loan,1,MAKE MONEY ONLINE,5,Maritime,1,Mortgage,1,Motivation,13,Motorcycle,3,News,36,SEO,1,Sports,29,story,2,
ltr
item
Shugri: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Tanzania
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Tanzania
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEjZY8_NbTDn-F_E04NRJeO8dlBCobADd-XZMhUSBfCst-xBjTmRrZwUt1j20Bh8_pwD8kpq7wmKUA8MztesvBtI51o-LadIaTX2xfoaYGsRJ4MhCc8gSClXXoh8UXn-UUv65AVPNj7X5LhP6sZzaZFgM13tLA8HkTT9Y_9KD4Zl0XdMmHHIW1TM_QGZMg/w400-h275/Xasan-Sheeh-696x478.jpg
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEjZY8_NbTDn-F_E04NRJeO8dlBCobADd-XZMhUSBfCst-xBjTmRrZwUt1j20Bh8_pwD8kpq7wmKUA8MztesvBtI51o-LadIaTX2xfoaYGsRJ4MhCc8gSClXXoh8UXn-UUv65AVPNj7X5LhP6sZzaZFgM13tLA8HkTT9Y_9KD4Zl0XdMmHHIW1TM_QGZMg/s72-w400-c-h275/Xasan-Sheeh-696x478.jpg
Shugri
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ku-wajahan.html
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ku-wajahan.html
true
6379992575424123398
UTF-8
Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content