Powered by Blogger.

Comments

recentcomments

sponsor

Video

[labeltest][video]

Recent Posts

Recent in Sports

Scranton personal injury lawyer

  Looking for a trusted personal injury lawyer in Scranton? At Diamont Law, we specialize in helping injured individuals get the compensatio...

Blog Archive

Search This Blog

Blog Archive

Subscribe

[blogger]

Post Top Ad

Author Details

Travel

[labeltest][column1]

About me

Add Me ON

Pinterest

recent posts

Like us on Facebook

Flickr Images

Contact us

Name

Email *

Message *

Beauty

Food

[labeltest][column2]

Facebook

[recent][slider1]

Post Top Ad

[labeltest][column2]

Top Featured

[recent][featured5]

Featured

Breaking News

[recent][newsticker]

Recent Posts

Joe Biden, Madaxweynaha Mareykanka, oo laga helay COVID-19

  Joe Biden ayaa Khamiistii laga helay xanuunka COVID-19, waxaa sidaas shaaciyay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka. Bayaan ka soo baxa...

 

Joe Biden, Madaxweynaha Mareykanka, oo laga helay COVID-19

Joe Biden ayaa Khamiistii laga helay xanuunka COVID-19, waxaa sidaas shaaciyay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka.


Bayaan ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in 79 jirkan uu dareemayo astaamaha cudurka oo qafiif ah, isla-markaana uu si buuxda u gudan doono shaqooyinkiisa, isaga oo isku karantiili doono aqalka cad


Si buuxda ayuu u talaalan yahay wuxuuna laba jeer qaatay tallaal xoojin ah. Wuxuu dareemaya astaamo kooban Ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Aqalka Cad, oo intaas ku daray in Biden uu billaabay qaadashada kaniiniga difaaca COVID-19 ee Paxlovid, oo ay sameyso shirkadda Pfizer.


"Si waafaqsan tilmaamaha CDC, wuxuu isku go'doomin doonaa Aqalka Cad, wuxuuna si buuxda u gudan doonaa waajibaadkiisa muddadan."


Biden ayaa lagu waday inuu maanta u safro gobolka Pennsylvania, taasi oo qeyb ka ah safarro uu dalka gudihiisa ku marayo si uu u xoojiyo xisbiga Dimoqraadiga kahor doorashooyinka dhexe ee Mareykanka ee bisha November.


Dimoqraadiga ayaa wajahaya doorasho adag oo ay u badan tahay in loogala wareego aqlabiyadda Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka.


Madaxweyne Biden ayaa sidoo kale wajahaya waqtigii ugu adkaa muddo xileedkiisa, waxaana hoos usii dhacaya tirada dadka la dhacsan hab maamulkiisa.


Daraasad ay sameysay Quinnipiac University oo la baahiyey Jimcihii ayaa muujineysa in kaliya 31% shacabka Mareykanka ay ku qanacsan yihiin habka uu u maamulayo dalka.


Biden ayaa lagu warramay in guud ahaan xaaladdiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay, hase yeeshee da'diisa 79 jirka ah ayaa abuureysa walaac ku saabsan saameynta  ku yeelan karo COVID-19.

AFP.

COMMENTS

featuredpost/labeltest,labeltest,labeltest
300x250
Name

7 Habits of Highly Effective People,1,attorney,2,Digital marketing,34,Health,7,HOSTING,1,INSURANCE,4,Lawyer,20,Loan,1,MAKE MONEY ONLINE,5,Maritime,1,Mortgage,1,Motivation,13,Motorcycle,3,News,36,SEO,1,Sports,29,story,2,
ltr
item
Shugri: Joe Biden, Madaxweynaha Mareykanka, oo laga helay COVID-19
Joe Biden, Madaxweynaha Mareykanka, oo laga helay COVID-19
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhzvDT9jJw4WTHMP3iFFCq7QrO4QrMosKxWFQB8Z81fixHkaY3OcEKXkWmU-Hu0i7PSIWAxIZzJwJTeLZosRlZMnisspj54h3ul-D4tYMBuIAosZoxsKL4CT8_3zcqPZxzNwOh6aGVC8qqAJ_LU2UqHJewxJaAnv83K4r4py3KFDvRR3bhdfCIDIgxEeQ/w400-h259/Joe-Biden-696x451.jpg
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhzvDT9jJw4WTHMP3iFFCq7QrO4QrMosKxWFQB8Z81fixHkaY3OcEKXkWmU-Hu0i7PSIWAxIZzJwJTeLZosRlZMnisspj54h3ul-D4tYMBuIAosZoxsKL4CT8_3zcqPZxzNwOh6aGVC8qqAJ_LU2UqHJewxJaAnv83K4r4py3KFDvRR3bhdfCIDIgxEeQ/s72-w400-c-h259/Joe-Biden-696x451.jpg
Shugri
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/joe-biden-madaxweynaha-mareykanka-oo.html
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/joe-biden-madaxweynaha-mareykanka-oo.html
true
6379992575424123398
UTF-8
Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content