Powered by Blogger.

Comments

recentcomments

sponsor

Video

[labeltest][video]

Recent Posts

Recent in Sports

Scranton personal injury lawyer

  Looking for a trusted personal injury lawyer in Scranton? At Diamont Law, we specialize in helping injured individuals get the compensatio...

Blog Archive

Search This Blog

Blog Archive

Subscribe

[blogger]

Post Top Ad

Author Details

Travel

[labeltest][column1]

About me

Add Me ON

Pinterest

recent posts

Like us on Facebook

Flickr Images

Contact us

Name

Email *

Message *

Beauty

Food

[labeltest][column2]

Facebook

[recent][slider1]

Post Top Ad

[labeltest][column2]

Top Featured

[recent][featured5]

Featured

Breaking News

[recent][newsticker]

Recent Posts

Adigaa noloshada kor uqaadi kara

Waxaan qoraalkan idin kula wadagi doona 5 wax yaabood oon ugu tala galay in aad ku fahan tid in aad noloshada kor ugu qaadi kartid inta bada...

Adigaa noloshada kor uqaadi kara


Waxaan qoraalkan idin kula wadagi doona 5 wax yaabood oon ugu tala galay in aad ku fahan tid in aad noloshada kor ugu qaadi kartid inta badan nolosha mar kaynu dhahno waxaa inoo muuqada baa buurta waxaa ino muuqda gur yaha waxaa inoo muuqata lacagta 


Lkn nolosha mesheda muhiimada ay tahay in aad xoga saartid waa ruuxdan ku jirta mar hadii ay ruuxdaadu dhisan tahay wax kasta oo kale adiga kaa baxsan nolosha waa macqul 


Wax yaabaha nolosha kaa baxsan waxa inta badan adkeya wayo qofku haduu inta badan faqri faqri uu ka fakarayo waligii faqri kama baxayo inta badan qofku markuu rux ahaan dhismo wax badan buu nolosha hagaajin karaa 


Mida 1aad 

waxay tahay sakiintu wax ayey goysaa faaskuna waxbuu gooyaa lkn labadoduba isku wax ma gooyn karaan waa maya haadad sakin sooqadatid geed weyn la tagtid oo dhahdid geedkan jiradisa hoosta aan jaro ayaan rabaa intee sano ay kugu qadanaysaa mawa jarayso rajona lagama qabo 


Faasku lkn hadii ladhoho geed weyn halagu jaro wuu jaraya walaga yaabaa labo saacadod sadex saacadood maalinba ha qaato haduu rabo intay doontaba ha qaadate wuu jarayaa waayo fasku waa kaweyn yahay sakiinta 


Tusaa lahaan waxan kuu sinaya qof walba oo bini adan ah darajo ayuu jogaa dadku isku caqli ma ahan isku fikir ma ahan waxa dhacda mar marka qaar gabar in ay wiil wax u soo ban dhigato wiilkana uu dhoho ma gabadhan sidaan ah gabdhuna ay dhahdo ma wiilkan sidan ah 


Waliga qof bini aadan ah lama yaso lama liido waayo inta heerka uu joogo wax wayn buu noloshisa ku qaban karaa taaso isaga an facaysa lkn adigu bos kagama banana qof bini adan ah caqligisa in aad liidid ama aad yastid 


Mida 2aad 

waxay tahay xidiguhu mugdi la aanti ma iftiimaan bini aadan kuna dhibato la aan ma hor maraan hadii maanta mushkilado ay ku heystaan caqabdo kaa hor yimaden wax yaabo badan nolosha diid madeeda ay kugu baten ogow in ay san aheyn mesha aad isku dhibi laheyd 

Ogow marka qofka bini adan ka dhibato la aan ma hor maro samir iyo adkeysi iyo dulqaad ayuu qofka wax ku noqdaa ee taa naftada bar 


Mida 3aad 

waxay tahay noloshada qof bini adan ah ee ku aaminay haku ciyarin kalsonidiisa maanta in badano dadka kamid ah waxaa aad ula sahlan in ay balan qaadan balanta ay qaaden na dhaqsi uga baxaan 

Waayo qofka marka hore shaqsi ahantisa in uu garanyo inuu balantan fulin karin oo uu oran lahaa xitaa balanta tan ma oofin karo wuu baqaya waayo dadka badi ayago xishmeynaya ayay haye dha haan mase og tahay xushumad iyo ixtiramka wax kaweyn ma jirto 


Mida 4aad 

waxay tahay hadii uu qof uu ku muraga galinayay in kabadan inta uu ku farxad galiyo qof kaas no;oshada kasaar maanta dadka waxay waqtigu aad ugu lumiyaan oo dul taagan yihiin oo sugayaan in ay barwaaqo kadhalan doonto qof ay og yihiin maanata agtiisa abaar fara badan ay taalo 


Dad badan oo waxaa jira maanta aamin san qofku maadaama maanta wuu I muraga galinaya lkn se beri buu iga farxin doonaa waa rajo beenaad waa dhalan teed naftaada aad ku sa sabey sid 


Qofka markuu cadeysto maalin walba wax aad ka muragotid uu kugu sameyo oo inta farxadaada ay dhan tahay miisaan kaan wax saar hadaad aragtid farxada uu qofkani uu ku siiyo dadku is ku mid ma ahan 


Mida 5aad 

waxay tahay waxaad dhamaadka moodaa bilow cusub noqda waayo dadku badi dhamaadka maba garaan si bilowga cusub ay u arkaan ka hor bay quustaan noloshada waligaa ha quusan 


Hadii maanta tu saale aan ku siiyo aduunyada tan yaa ku kenay illahay baa ku kenay bashar baa tahay adon gacanta lagu haya oola maa mulaa tahay wa walba ilahay ba gacanta ku haya illahy baa ku leh 


Hadii maanta hooyada iyo aabahaa iyagoo si kulul kuula had laya oo ku dha haan na hor kac na hor soco oo mac naha ay tahay waan ku wadnaa meel ban kuu wadnaa aad waydiso hoyo iyo aabo xage ii wadaan ay ku dhahan mel an kuu wadno mana qaano ee soco maxad sameyn laheyd ma diidi laheyd wad racaysaa 


Sawabta u raxaysa waxay tahay hadii qof kale hadalkaa lu dhihi lahaa maad raacdeen waad diidi laheyd waad baqi laheyd wax uun baa sameyn laheyd aan suura galineynin dadkas in ay ku wataan

COMMENTS

featuredpost/labeltest,labeltest,labeltest
300x250
Name

7 Habits of Highly Effective People,1,attorney,2,Digital marketing,34,Health,7,HOSTING,1,INSURANCE,4,Lawyer,20,Loan,1,MAKE MONEY ONLINE,5,Maritime,1,Mortgage,1,Motivation,13,Motorcycle,3,News,36,SEO,1,Sports,29,story,2,
ltr
item
Shugri: Adigaa noloshada kor uqaadi kara
Adigaa noloshada kor uqaadi kara
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEi5KBXxdygI8ST1svlwo3ciPLWwKLYaOfgGYk3yGhTtZMicWQoI8ugfV1mzCUUyrqjGJur26YTVQVq5BL6ZAW-9IPBCnbW4wjkKnAzd2yR6q-VtZ_3r5-i5Ug1TRifgyrFr7HWgcuDHbi40SzbZwiK_kuqyrDUsl1TwZAOBCInhGtnDAxtPeSdB2fshcA/w640-h360/IMG_20220727_132142_383.jpg
https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEi5KBXxdygI8ST1svlwo3ciPLWwKLYaOfgGYk3yGhTtZMicWQoI8ugfV1mzCUUyrqjGJur26YTVQVq5BL6ZAW-9IPBCnbW4wjkKnAzd2yR6q-VtZ_3r5-i5Ug1TRifgyrFr7HWgcuDHbi40SzbZwiK_kuqyrDUsl1TwZAOBCInhGtnDAxtPeSdB2fshcA/s72-w640-c-h360/IMG_20220727_132142_383.jpg
Shugri
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/adigaa-noloshada-kor-uqaadi-kara.html
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/
https://shugri11.blogspot.com/2022/07/adigaa-noloshada-kor-uqaadi-kara.html
true
6379992575424123398
UTF-8
Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content